Qaamuusle LogoQaamuusle

qabqable

Magac lab
1
Qof dadka isugu muujiya in uu leeyahay karti dheeraad ah; faataadhugle.
2
Qof firfircoon oo mas'uuliyad aan loo dirin isu xilsaara.
Wadarta Magacan

-layaal, m.l/dh