Qaamuusle LogoQaamuusle

qodobka rh

Magac labBaayoloji
Lid jidh-dhakooliye oo joogistiisa ama maqnaanshihiisu unugyada cascas ee dhiigga guudkooda ay ku samayso salka habdhiska kooxaha dhiigga ee rh.
Wadarta Magacan

-bo ..., m.dh