Qaamuusle LogoQaamuusle

qool

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qool1
Magac lab
1
Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro.
2
Ul weyn.
3
Kuul.
4
Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo.
5
Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.
Wadarta Magacan

-lal, m.l

qool2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Suun ama xarig siriq u samayn.
2
Cid khayaameyn.
Is-rogga falkan

-oolay, -ooshay