Qaamuusle LogoQaamuusle

qoollaalli

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qoollaalli1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
qoollaalliyid
Eegidda wax ilqooreedka laga eego
2
Socod isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto.
qoollaalli2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax ilqoorka ka eegid.
2
Si isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto u socosho.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday; -iyi