Qaamuusle LogoQaamuusle

qoro

Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Hadal qoraal ka dhigasho.
2
Geed, dhagax, laf iwm qalab la isticmaalo ka samaysasho.
3
Ilkaha q.: qof ilko fiiqasho.
4
Qof shaqaale ka dhigasho.
Is-rogga falkan

-rtay, -ratay