Qaamuusle LogoQaamuusle

qunjuraaf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qunjuraaf1
Magac lab urur
1
Jajab yaryar oo wax weyn oo dhammaa oo is-haystay ka soo go'ay.
2
Hambo.
3
Socod yar oo wax yar oo lagu noolaado lagu raadsado.
qunjuraaf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Xoolo meel unuunufid.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay