saangan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saangan1
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof sixir uu kaga cararo meel uu joogay ku samayn.
Is-rogga falkan
-gamay, -gantay; -gmi
saangan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax sixir ka dheereeya meeshii uu joogay lagu sameeyey ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd