saar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saar1
Magac lab1
(bot.) Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar iyo laamo jilicsan leh oo geedaha ku dul faafa geeluna aad u jecelyahay.
2
Cayaar jaadad badan u kala baxda oo siyaalo kala duwan loo tumo; saar-lugeed, saar-mooye.
Wadarta Magacan
-rar, m.l
saar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid.
2
Ka s.: wax meel ka bixin.
3
Ku s.: meel col u dirid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay