waran
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
waran1
Magac labQalab lagu dagaallamo oo ka samaysan bir ballaaran oo labada dhinac af ku leh iyo caarad dhuuban, ul xooggan iyo taki.
Wadarta Magacan
-rmo, m.l
waran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Wax in la qorraxeeyo loo kala bixiyey ahaansho.
2
Badeeco iwm wax dhulka lagu fidiyey ahaansho.
3
Wax la baabi'iyey ahaansho.
4
Meel wax biyo jiifaan ahaansho.
Is-rogga falkan
-rnaa, -rnayd