xariir
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xariir1
Magac labCaano biyo badan lagu daray; candiid; cindiid.
xariir2
Magac dheddig1
Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samayso diirdiirxariireedu.
2
(-ryo, m.dh) Summad idaha dhegaha looga dhigo oo labo alif ah.
xariir3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadBarxid (caano). ld xariiri.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay