Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
abaadi
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) Baadi goobisteed raajin.
2
(f.mg) Ku a.: wax xaalad gaar ah ku raajin. ld abaadsii.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: abaab
Magac lab
2: abaabi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: abaabid
Magac dheddig
4: abaabin
Magac dheddig
5: abaabis
Magac dheddig
6: abaabul
Magac lab
7: abaabulan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: abaabule
Magac lab