Qaamuusle LogoQaamuusle

astur

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

astur1
Magac lab
1
Qarinta ceeb ama iin cidi leedahay.
2
la midka ah (ld):
asturid
astur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Cid ceebteeda qarin.
2
Wax dayacan xafidid.
3
Wax xabaalid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay