baaldi
Magac lab
1
Weel caag ama bir ka samaysan oo af ballaaran iyo siddo la qabsado leh oo biyaha lagu shubto ama lagu qaato.
2
Weel macdan ka samaysan, abbur iyo siddo la qabsado leh oo caanaha lagu shubto; jeeg.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
-iyo, m.dh