Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
daganduug
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
daganduug
1
Magac lab
la midka ah (ld):
daganduugid
daganduug
2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax qarin.
2
Wax baabi'in.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dag
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: dagaag
Magac lab
3: dagaagid
Magac faleed dheddig
4: dagaagnimo
Magac dheddig
5: dagaal
Magac lab
6: dagaal-aqoon
Magac dheddig
7: dagaalgal
Magac lab
8: dagaalgeli
Fal gudbe, isrogrogga 2aad