Qaamuusle LogoQaamuusle

ballanqaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ballanqaad1
Magac lab
1
Caddeynta cidi bixiso ee ay ku shaqeyso in ay ballan meel marineyso.
2
Warqad rasmi ah oo cidi ku caddeynayso gudidda qiimaha waxa la soo dalbaday. ld ballangaal¹.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh

ballanqaad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax lagu heshiiyay ama lays faray ballanteeda qaadid. ld ballangal².
Is-rogga falkan

-day, -dday