Qaamuusle LogoQaamuusle

barxan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

barxan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax, wax aan la nooc ahayn ku dheehmid.
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami

barxan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la barxay ahaansho (caano).
2
Wax, wax aan la nooc ahayn ku dheehmay ahaansho.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd