Qaamuusle LogoQaamuusle

biyashuban

Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Meel ku wada shumbid.
2
Hadal ama arrin dulucdiisa meel isugu aruurmid.
Is-rogga falkan

-bmay, -bantay; -bmi