Qaamuusle LogoQaamuusle

dhaacle

Magac lab
1
Xarig dhuuban, afar dhudood ah, labada dacal bul ku leh, ka samaysan dun qurxoon oo gabdhaha dhexda ku xirtaan.
2
Suun ballaaran, bulal lagu qurxiyey oo fardaha qoorta loogu xiro.
3
Hab quruxsan, oo xarkaha afar dhudoodka ah loo sameeyo. ld dhaalce, dhacle.
Wadarta Magacan

-layaal, m.l/dh