dhegafarasow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhegafarasow1
Magac lab1
Maqalka dhegaha oo siyaado.
2
Sharqamo aan jirin oo la moodo in la maqday.
3
la midka ah (ld):
dhegafarasow¹
dhegafarasow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Maqalka dhegaha kordhid.
2
Sharqamo aan jirin maqlid.
Is-rogga falkan
-oobay, -owday; -oobi