Qaamuusle LogoQaamuusle

dhidid

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhidid1
Magac lab
1
Qoyaan dufan leh oo oogada nafleyda ka soo baxa kolkay qorrax darteed ama xanuun la kululaato.
2
la midka ah (ld):
dhididid
dhidid2
Magac labCilmiga-naflayd
Dareere qashin ah, oo ka kooban milan biyeysan oo soodhiyam koloraydh, yuuriya yar iyo walxo kale. shaqadiisu waxaa weeye qaboojinta jidhka iyo joogteynta heer kulka naasleyda.
dhidid3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Nafley qorrax ama xanuun la kululaatay qoyaan dufan leh oogadeeda ka soo yaacid.
Is-rogga falkan

-day, -dday