Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dhil
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Qolofta kore ka qaadid (miro iwm).
2
Diriqa ka bixin (caw, xaskul iwm).
3
Luumo (galley, haruur iwm) oo isku meel ka baxay qaarkood siibid.
4
Timo qurxiin.
Is-rogga falkan
-ilay, -ishay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dhib
Magac dheddig
2: dhibaad
Magac dheddig
3: dhibaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: dhibaadin
Magac faleed dheddig
5: dhibaadsii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: dhibaadsiin
Magac dheddig
7: dhibaaji
Magac lab
8: dhibaatayn
Magac faleed dheddig