Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
digtoonow
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Qof diyaar u ah wax uu filayo noqosho.
2
(millatari) Qof si toosan u taagan oo labadiisa lugood si siman isu garab yaalliin noqosho.
Is-rogga falkan
-naaday, -naatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dig
Magac dheddig
2: digaag
Magac lab urur
3: digad
Magac lab
4: digaggub
Magac lab
5: digaggubid
Magac faleed dheddig
6: digarrogad
Magac lab
7: digarrogasho
Magac faleed dheddig
8: digarrogo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad