Qaamuusle LogoQaamuusle

duulduul

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

duulduul1
Magac lab
1
Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan cidi ku sifoowdo.
2
la midka ah (ld):
duulduulid
duulduul2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan ku kicid.
Is-rogga falkan

-uulay, -uushay