goobyaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
goobyaal1
Magac lab1
Geed dhuuban oo aan caleen lahayn oo mariid halis ah leh.
2
Qof aan tartammada ku guulaysan.
3
Warwareegidda la warwareego iyada oo wax ka sugayo.
goobyaal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWarwareegid iyado wax la sugayo.
Is-rogga falkan
-yiil, -tiil; -aalli