Qaamuusle LogoQaamuusle

gooni

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gooni1
Magac dheddig
1
g: ah: meel gaar ah.
2
(fk) Wax keligii ah. ld goonni.
gooni2
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
Ka g.: wax badhiisa ka duwan ahaansho.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay