Qaamuusle LogoQaamuusle

gufeysan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gufeysan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan¹.
Is-rogga falkan

-smay, -santay; -smid

gufeysan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax guf loo yeelay ahaansho. ld cufaysan².
Is-rogga falkan

-snaa, -snayd