Qaamuusle LogoQaamuusle

gundhi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gundhi1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
gundhis
Bir yar oo caarad dhuuban iyo gawl leh oo kabaha iwm lagu tolo
2
la midka ah (ld):
gundhin
gundhi2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Xarig, madax iwm si tartiib ah oo aan joogto ahayn u nuuxin.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay