Qaamuusle LogoQaamuusle

kooban

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kooban1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ku k.: wax koobmay noqosho.
Is-rogga falkan

-bmay, -bantay; -bmi

kooban2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la koobay ahaansho.
2
Ku k.: wax ku eg meel oo aan dhaafsaneyn ahaansho. “Ceebtaasi Cali bay ku koobantahay”.
3
Ka k.: wax dhawr shey isugu jira ahaansho.
Is-rogga falkan

-bnaa, -bnayd