naban
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
naban1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadTimo, ciid iwm la nabay noqosho.
Is-rogga falkan
-bmay, -bantay; -bmi
naban2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho.
2
Wax meel ku dheggan ahaansho.
Is-rogga falkan
-bnaa, -bnayd