Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
qaarxabaal1
Magac lab
1
(bot.) Geed sida qaraha u faalala oo kor ku yeesha miro waaweyn kuwa bocorta la eg, hoosna ku leh buruq weyn oo inta la jarjaro xoolaha lagu oon baxsho. qaarka
Geed sida qaraha u faalala oo korna ku yeesha miro waaweyn oo kuwa bocorta le'le'eg hoosna buruq aad iyo aad u weyn oo la qoto oo geela iyo xoolaha kaleba loo jarjaro oo laga waraabsho.