Qaamuusle LogoQaamuusle

quuriwaa

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Wax bixintooda niyadda ka soo goyn waayid.
2
(f.mg) U q.: Xaasidnimo awgeed qof wax fiican oo ay haysato la nacbeysasho.
Is-rogga falkan

-aayay, -aayday; -aayi