raac
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Cid socod ku wehelin.
2
(f.g) Waddoqaadid.
3
(f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid.
4
(f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. ra'yi
5
(f.g) Cid cayrsasho.
6
(f.mg) Ku r.: cid iwm la oggolaan.
7
(f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday