Qaamuusle LogoQaamuusle

saafi

Magac lab
1
S. ah: wax nadiif ah oo aan wasaqi ku jirin.
Tusaale
Cali wuxuu keenay malab saafi ah
2
Saafinnimo.
3
Nooc kalluunka ka mid ah.