Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
taada² ( taada)
Dibkabe lahaansho dheddig
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee taadhisaar¹ kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay.
Tusaale
“buugaagtaada ayaan ka dhax helay warqaddan”
la mid ah:
taa³.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: taa
Magacuyaal tilmaame dheddig
2: taa'ib
Magac lab khabar
3: taa'ibid
Magac faleed dheddig
4: taab
Magac lab
5: taabac
Magac lab
6: taabacsan
Fal gudbe, isrogrogga 4aad
7: taabacsanaan
Magac faleed dheddig
8: taabacsanaansho
Magac lab ama dheddig