Qaamuusle LogoQaamuusle

taayada² ( taayada)

Dibkabe lahaansho dheddig
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay.
Tusaale
Buugaagtayadu way ka duwanyihiin kuwiinna
la mid ah:tayo².