Qaamuusle LogoQaamuusle

taxan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

taxan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax iniino ah oo dhexda ka daloola oo dun la iskula xiriiriyay noqosho.
2
Tiro wax siday isugu xigeen isu daba yaal noqosho. ld tixan¹.
Is-rogga falkan

-xmay, -xantay; -xmi

taxan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax iniino ah oo dhexda ka daloola, wax dun la iskula xiriiriyey ahaansho.
2
Tiro wax sidey isugu xigeen isu daba yaal ahaansho. ld tixan².
Is-rogga falkan

-xnaa, -xnayd