Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xaaq
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Meel wasakh ka nadiifin.
2
Nafley baabi'in.
Is-rogga falkan
-qay, -qday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xaab
Magac lab wadar
2: xaabayn
Magac faleed dheddig
3: xaabee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
4: xaabi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: xaabid
Magac faleed dheddig
6: xaabin
Magac faleed dheddig
7: xaabis
Magac lab
8: xaabo
Magac dheddig