Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xaqiiqato
Magac dheddig
Nabar ka dhasha is xoqidda shafka iyo jeeniga neef geel ah oo caatir keena. ld xaquuqato.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xaq
Magac lab
2: xaq-codbixinta
Magac dheddig
3: xaqaanni
Magac lab khabar
4: xaqaggaro
Magac dheddig
5: xaqdarro
Magac dheddig
6: xaqdhawr
Magac lab
7: xaqdhawrid
Magac faleed dheddig
8: xaqiiji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad