baadisooc
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baadisooc1
Magac labSumad u gaar ah qof oo xoolihiisa ku astaysto.
baadisooc2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKa b.: qof, baadi xoolo ku jirta ka aqoonsasho.
Is-rogga falkan
-cay, -cday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday