Qaamuusle LogoQaamuusle

dardaran

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dardaran1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax la dardaray noqosho. ld berberan¹, derderan¹.
Is-rogga falkan

-rmay, -rantay; -rmi

dardaran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan², derderan².
Is-rogga falkan

-rnaa, -rnayd