Qaamuusle LogoQaamuusle

furan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

furan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax la furay noqosho.
Is-rogga falkan

-rmay, -rantay; -rmi

furan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Albaab, dariishad iwm wax la ballaqay ahaansho.
2
Wax guntintiisa la kala furay ahaansho (xarig).
3
Wax meel ku xirnaa wax la sii daayey ahaansho.
4
Halxiraale wax, la fasiray ahaansho.
5
Haweeney wax la dalaaqay ahaansho.
6
Awr wax rarkii laga dhigay ahaansho.
7
Mashruuc, dhisme, barnaamij iwm hawshooda wax la billaabay ahaansho.
Is-rogga falkan

-rnaa, -rnayd