Qaamuusle LogoQaamuusle

goon

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

goon1
Magac lab
1
Bari yar, miraha galleyda le'eg; qolof khafiif leh, la cuno, oo dhulka laga qoto.
2
(-ooman, m.l) Dhafoor.
3
(-nyo, m.l) Dhinac.
goon2
Magac labCilmiga-naflayd
Dalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugxaanleyda.
goon3
Magac dheddig urur
Buuro dhagax ah oo badaha dhexdooda iyo xeebaha ku yaal; shacaab.