miiqan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
miiqan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax miiqmay noqosho.
2
Qof caatoobid.
Is-rogga falkan
-qmay, -qantay; -qmi
miiqan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Dun dhuuban ahaansho.
2
Qof caatoobay ahaansho.
Is-rogga falkan
-qnaa, -qnayd