Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
miyirtir
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Qof, wax maanka dooriya siin.
2
Qof jug dhaawac iwm oo miyirkiisa dooriya gaarsiin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: miyaa
Qurub weyddimeed
2: miyaaso
Magac dheddig
3: miyelooma
Magac lab
4: miyi
Magac lab
5: miyid
Magac faleed dheddig
6: miyir
Magac lab
7: miyir-beel-gaaban
Magac lab
8: miyirbeel
Magac lab