Qaamuusle LogoQaamuusle

qalwo

Magac dheddig
1
God ciriiri ah oo buuraha iyo qararka dhexdooda ku samaysma.
2
la midka ah (ld):
qalawo
Edeg yar
3
Dhismo yaroo wax lagu dabo.
4
la midka ah (ld):
khilaawo
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l