Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
gooraan
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Wax hareerayn.
2
(f.mg) Maanso tirin.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami
Ereyo kale oo u soo dhow
1: goo
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
2: goob
Magac lab
3: goob-milixeed
Magac lab
4: goob-waqtiyeed
Magac lab
5: goobaab
Magac dheddig
6: goobaaban
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: goobaabasho
Magac faleed dheddig
8: goobaabid
Magac faleed dheddig