Qaamuusle LogoQaamuusle

hoggaansan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hoggaansan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax arrin, xeer iwm oggol noqosho (qof).
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami

hoggaansan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax xeer, arrin iwm oggol ahaansho (qof).
2
Wax hoggaan lagu wado ahaansho (awr).
Is-rogga falkan

-naa, -nayd