Qaamuusle LogoQaamuusle

qaldan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qaldan1
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho.
2
Cid gefsan noqosho.
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami

qaldan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax si aan sax ahayn loo sameeyay ahaansho.
2
Wax gefsan noqosho.
Is-rogga falkan

-xay, -xday