Qaamuusle LogoQaamuusle

biyow

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

biyow1
Magac lab
la midka ah (ld):
biyoobid
biyow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax biyuhu ka bateen noqosho.
Is-rogga falkan

-oobay, -owday; -oobi